Ganacsigaaga ku arag telefoonkaaga.See your business on your phone.
Meel kasta oo aad joogto, xitaa dibadda. FarmashiPro ayaa habeen kasta tirooyinka u dira Ogaal: iibka, deynta, kaydka iyo waxa bakhaarka ka baxay.From anywhere, even from abroad. FarmashiPro sends the figures to Ogaal every night: sales, debts, stock and what left the store.
Bog kasta oo Ogaal ah, hal telefoon.Every Ogaal page, on one phone.
Taabo calaamad ka hoosaysa telefoonka si aad u aragto boggaas.Tap an icon under the phone to jump to that page.
- Faa'iidadaProfit bishan, bishii hore iyo sannadka; halka lacagtu aaday iyo faa'iidada bil kasta.this month, last month and the year; where the money went and the profit of every month.
- Tirooyinka ganacsigaBusiness metrics macaamiisha ugu badan, deynta gaabisay iyo waxa la sameeyo.the biggest customers, late debts and what to do next.
- Guud ahaanOverview hantida, kaydka, deynta iyo lacagta, hal shaashad.assets, stock, debts and cash on one screen.
- Warbixinta maalintaDaily report iibka, kharashka iyo lacagta maanta.today's sales, expenses and money.
- AlaabtaItems daawada ugu faa'iidada badan iyo inta la iibiyay.the medicines that earn the most and how much sold.
- BakhaarkaStock kaydka hadda jira iyo qiimihiisa.the stock on hand right now and its value.
- DeyntaDebts cidda lagu leeyahay, oo xasuusin WhatsApp ah hal taabasho.who owes you, with a WhatsApp reminder in one tap.
- Diiwaanka bakhaarkaStore log kartoon kasta oo baxa iyo cidda loo qaaday.every carton that leaves and who it went to.
Xogta waa farmashiye tijaabo ah oo app-ka ku jira.The figures are the sample pharmacy inside the app.




Sawirradu waa farmashiyaha tijaabada ah ee app-ka ku jira (Ogaal Pharmacy), ma aha xog dhab ah.The pictures show the sample pharmacy built into the app (Ogaal Pharmacy), not real data.
Mulkiilaha iyo bakhaar-hayaha, mid kasta bog u gaar ah.The owner and the store keeper, each with their own home.
Wax walba hal shaashadEverything on one screen
Deynta guud, iibka iyo kharashka bishan, hantida guud, kaydka iyo dhaqdhaqaaqyadii u dambeeyay.Total debt, sales and expenses this month, total assets, stock and the latest transactions.
Ka qaad bakhaarkaTake from the store
Bakhaar-hayaha ayaa qora waxa uu bixiyay (kartoon, sanduuq ama xabo); mulkiilaha isla markiiba waa la ogeysiiyaa.The store keeper writes down what goes out (cartons, boxes or pieces); the owner is told straight away.
Xasuusin DeynDebt reminders
Liiska kuwa ugu muddada dheer, fariin Af-Soomaali ah oo WhatsApp ku tagta.The longest-overdue first, with a Somali message ready for WhatsApp.
Dalbo iyo DhacayaReorder and expiring
Waxa yaraaday, waxa dhammaaday iyo waxa dhacaya.What is low, what is out and what is expiring.
Warbixinta maalinta iyo koontooyinkaDaily report and money accounts
Khasnadda, EVC Plus, Zaad, eDahab iyo bangiga.Cash, EVC Plus, Zaad, eDahab and the bank.
Weydii Af-SoomaaliAsk in Somali
"Immisa ayaa la iibiyay toddobaadkan?" Jawaab degdeg ah oo xogtaada ka timid."How much did we sell this week?" A quick answer from your own figures.
Farmashiye tijaabo ah ayaa app-ka ku jira.A sample pharmacy is inside the app.
Shaashadda galitaanka riix "Tijaabi bilaash", dooro Mulkiilaha ama Bakhaar-hayaha. Akoon looma baahna, internet looma baahna, waxna lama diro.On the login screen tap "Tijaabi bilaash", then choose Owner or Store keeper. No account, no internet, and nothing is sent.
- AndroidAndroid phones
- $10 bishii ama $100 sannadkii$10 a month or $100 a year
- Waxay la shaqeysaa FarmashiProWorks together with FarmashiPro
