MuAb Tech Center

Waxaan dhisnaa barnaamijyo ganacsiyada Soomaaliyeed maalin kasta isticmaalaan.We build software Somali businesses use every day.

MuAb Tech Center waa shirkad barnaamijyo oo fadhigeedu yahay Oslo, Norway, una adeegta ganacsiyada Soomaaliya iyo Somaliland: barnaamijyada xisaabta iyo iibka, app-yada telefoonka iyo bogagga internetka.MuAb Tech Center is a software company based in Oslo, Norway, serving businesses in Somalia and Somaliland: accounting and sales software, phone apps and websites.

AnnagaAbout us

Barnaamij lagu dhisay ganacsi dhab ah.Software built inside a real business.

FarmashiPro iyo Ogaal kama iman fikrad keliya. Waxay ka yimaadeen shaqo aan la qabanay shirkad daawo oo dhab ah: deynta macaamiisha, dalabaadka farmashiyaha, bakhaarka iyo xisaabta QuickBooks. Wax kasta oo aan dhisno waxaa marka hore lagu tijaabiyaa shaqo maalinle ah.FarmashiPro and Ogaal did not start as an idea on paper. They grew out of our work with a real medicine company: customer debts, pharmacy orders, the store and the QuickBooks books. Everything we build is tested in daily work first.

  • Barnaamijyada ganacsiga iyo xisaabtaBusiness and accounting software
  • App-yada AndroidAndroid apps
  • Bogagga internetka ee shirkadahaCompany websites
  • Xayeysiis iyo muuqaal ganacsiCommercial video and visuals
MuAb Tech Center logo
Shaqadii horeOur work

Shirkadda Galayr ayaa si guul leh u isticmaasha.In successful daily use at Galayr.

MuAb Tech Center ayaa dhisay galayrpharma.com iyo app-ka GPC, kuwaas oo Galayr Pharmaceutical Company si guul leh ugu isticmaasho ganacsigeeda. Dalabside wuxuu farmashiyaha u oggolaadaa inay dalabkooda si toos ah ugu soo diraan. Waxaan sidoo kale dhisnay ibnumascuud.com, bogga dugsiga Qur'aanka ee Dugsiga C/laahi Ibnu Mascuud Online.MuAb Tech Center built galayrpharma.com and the GPC app, which Galayr Pharmaceutical Company uses successfully in its business. Dalabside lets pharmacies send their orders straight in. We also built ibnumascuud.com, the website of the Dugsiga C/laahi Ibnu Mascuud Online Qur'an school.

Waxaan maalin kasta u isticmaalnaa App-ka GPC maaraynta macaamiishayada iyo la socodka deymaha lagu leeyahay. Farmashiyeyaashu waxay isticmaalaan Dalabside si ay si fudud oo nidaamsan noogu soo diraan dalabkooda. Waxaan ku qanacsannahay adeegyada iyo xalalka ay MuAb Tech Center noo hirgelisay.We use the GPC app every day to manage our customers and follow up the debts owed to us. Pharmacies use Dalabside to send us their orders simply and in good order. We are satisfied with the services and solutions MuAb Tech Center has delivered for us.

Alinour Ali AminChief Operating Officer (COO), Galayr Pharmaceutical Company, MuqdishoMogadishu
GPC app built for Galayr Pharmaceutical Company
Maamulka macaamiishaCustomer management

App-ka GPCGPC app

Galayr ayaa maalin kasta ku maamusha macaamiisheeda iyo deynta: falanqaynta deynta, PDF-yo si toos ah loo sameeyo, iyo xiriir toos ah oo QuickBooks ah.Galayr manages its customers and debts with it every day: debt analytics, automatic PDFs, and direct links with QuickBooks.

galayrpharma.com, the Galayr Pharmaceutical Company website
Bogga shirkaddaCompany website

galayrpharma.com

Bogga Galayr Pharmaceutical Company: alaabta, liiska daawooyinka iyo albaabka Dalabside, Ingiriis iyo Af-Soomaali.The Galayr Pharmaceutical Company website: products, the medicine list and the Dalabside portal, in English and Somali.

galayrpharma.com ↗

Galayr Dalabside ordering app
Maamulka dalabaadkaPurchase management

Dalabside

App iyo bog internet oo farmashiyaha dalabkooda ugu soo diraan Galayr: raadinta daawada, dalabka iyo la socodka xaaladda.An app and web portal where pharmacies send their orders to Galayr: find the medicine, order, and follow its status.

ibnumascuud.com, the Dugsiga C/laahi Ibnu Mascuud Online Qur'an school website
Bogga dugsigaSchool website

ibnumascuud.com

Dugsiga C/laahi Ibnu Mascuud Online: casharrada Qur'aanka ee carruurta iyo dadka waaweyn, diiwaangelinta tijaabada iyo WhatsApp, Af-Soomaali iyo Ingiriis.Dugsiga C/laahi Ibnu Mascuud Online: Qur'an classes for children and adults, trial registration and WhatsApp, in Somali and English.

ibnumascuud.com ↗

Wixii aan dhisnayWhat we have built

Wax kasta oo MuAb Tech Center dhisay, oo shaqaynaya.Everything MuAb Tech Center has built, up and working.

Barnaamijyada iyo app-yadaSoftware and apps

  • FarmashiPro barnaamij dhammaystiran oo farmashiyaha iyo jumlada daawada: iibka (POS), batch iyo dhicitaanka, bakhaarka, deynta, xisaabta buuxda, mushaharka iyo Sakada.a complete program for pharmacies and medicine wholesalers: point of sale, batches and expiry, the store, debts, full accounting, payroll and Zakat.
  • Ogaal app-ka telefoonka ee mulkiilaha: iibka, faa'iidada, deynta iyo bakhaarka meel kasta.the owner's phone app: sales, profit, debts and stock from anywhere.
  • App-ka GPCGPC app Galayr Pharmaceutical Company ayaa maalin kasta ku maamusha macaamiisha iyo deynta.Galayr Pharmaceutical Company manages its customers and debts with it every day.
  • Dalabside app iyo bog ay farmashiyaha dalabkooda ugu soo diraan Galayr.the app and portal pharmacies use to send their orders to Galayr.
  • Kiosk-ka imaanshahaAttendance kiosk app Android ah oo shaqaaluhu ku galaan kuna baxaan (check-in / check-out), kuna xiran saacadda iyo mushaharka FarmashiPro.an Android app where staff check in and check out at the shop, linked to FarmashiPro's time clock and payroll.

Bogagga internetkaWebsites

  • galayrpharma.com bogga Galayr Pharmaceutical Company.the Galayr Pharmaceutical Company website.
  • ibnumascuud.com Dugsiga C/laahi Ibnu Mascuud Online, dugsi Qur'aan.Dugsiga C/laahi Ibnu Mascuud Online, a Qur'an school.
  • muabtech.com boggan, Af-Soomaali iyo Ingiriis.this website, in Somali and English.

Iyo shaqooyin kale oo badan: muuqaallo xayeysiis, sawirro iyo bogag ganacsi. Na weydii tusaalooyin.And many more: promo videos, visuals and business pages. Ask us for examples.

Nala soo xiriirContact

Af-Soomaali ama Ingiriis, noo soo qor.Write to us in Somali or English.

WhatsApp+47 998 93 466

Habka ugu dhakhsaha badan.The fastest way.

Emailpilotabdi@hotmail.com

Dukumentiyada iyo heshiisyada.For documents and agreements.

XafiiskaOfficeOslo, Norway

Waxaan u adeegnaa Soomaaliya iyo Somaliland. Rakibid iyo tababar waxaa lagu sameeyaa dukaankaaga.Serving Somalia and Somaliland. Installation and training happen at your shop.